You are on page 1of 2

MPS

ayaa xoog saarta sidii dugsi walba ay uga dhigi lahayeen dugsi
heer sare ah. Waxa aan soo lifaaqanay tusaalayaal la xidhiidha
xirfadaha/waxyaalaha ay tahay in ay gartaan dhamaadka fasal walba.
Hadfka waxbarsho ee la higsay oo ku salaysan wax loo yaqaan
standards-based oo ah qaab ardayada wax loo baro oo wadnka oo
dhan u ka siman yahay, sida xisabta, akhriska, imtaxaan qaadida, iyo
madooyinka kale la higsanayo. Waxa ay siyaan fahmo ku salaysan
asaas xirfadeed iyo aqoneed oo looga baahn yahay dhamaan
ardayda oo dhami in ay diyaar u noqadaan u gudubka fasalka kale
siina wadaan horomrka waxbarsho.

Xidhiidh fi ican oo dhexmara maclinka iyo ardayga iyo ardayda


dhexdooda wax uu tageraa shucuurta bulsho nimada ardyga.
Koritaanku waxa uu muhiim u yahay waxbarsho heer guul
leh. Waad caawin kartaa Marka ay dugsiyadu la shaqeyaan Lifaaqyada Waxtarka Leh
dugsiyada bulshaduna taageerto waxbarshada ardaydu way
ku guulaysan doonaan dugsiyada iyo mustqablka. Fine Arts
http://fi nearts.mpls.k12.mn.us
Health and Physical Education
La hadal Macalinka Cunugaaga/ http://healthphyed.mpls.k12.mn.us
Ilmahaaga Information Technology
http://its.mpls.k12.mn.us
Hadafka waxbarsho ayaa kuu siiya fursad fi ican in aad kala Literacy
hadhasho macalimiinta waxbarashada cunugaaga/ ilmahaaga iyo http://ela.mpls.k12.mn.us/elementary
sidii aad guriga tageero ugua siin lahayd. Tacliinta heerka ku
salaysan ayaa kuu siisa fursad qaali ah eed ugala hadasho Mathematics
macallimiinta waxa cunuggaaga la baraayo dugsiga iyo sidaad http://math.mpls.k12.mn.us
ugu caawin karto waxbarashadiisa guriga.
Multilingual Learners
Hubi in aad waydiiso: http://multilingual.mpls.k12.mn.us

Hadfaka waxbarasho Science


http://science.mpls.k12.mn.us
• Ma arki karaa tusaale ka mid ah manhaj tacliimeedka heer
fasalka? Social Studies
Hagaha Waalidka Fasalka Labaad
• Ma arki karaa qaybo ka mid ah shaqada cunugayga ee hadfkan http://socialstudies.mpls.k12.mn.us
ee la xiriita hadafkan?


Waxqabadyo iyo casharro caynkeeya ayaa la isticmaalaa dugsiga
dhexdiisa, si looga caawiyo cunugaygu inuu gaaro ama
baro-dheereeyo hadafkan?
Maxaan u qaban karaa guriga dhexdiisa, si aan uga caawiyo
Talent Development and Advanced Learner
Education
http://giftedandtalented.mpls.k12.mn.us
Dhisme Aqoon Asaas
Adag Leh
cunugayga/ilmahayga si u gaadho heerka fsalkiisa?
World Languages
Horumarka Cunugaaga/ilmahayga http://worldlanguages.mpls.k12.mn.us
• Maadoyinkee buu cunugaygu uga shaqaynayaa heer fasalkiisa?
• Dhinacyadee ayuu u baahan inuu ku soo dadaalo?
• Cunugayga akhriskiisu ma la siman yahay tan fasalkiisa?
Ma jiraan buugaag aad igula talinayso inuu cunugaygu akhriyo? Khabaar badan
• Cunugayga aqoontiisa xisaabtu ma tahay tan fasalkiisa?
Side ayaan taasi ugaga caawini karaa guriga. Hadii aad macluumaad dheeraad ah aad u
• Maxay qiimayntu ka sheegtay cunugayga arday ahaan? baahato, la xiriir cunugaaga/Ilmahaaga
dugsigiisa, ama wac Waaxda Waxbarashada iyo
Siyaabaha aad uga taageeri karto waxbarashada Waxbaridda Dugsiyada Dadweynaha
• Kaarka warbixinta waxbarshada ka sokow, maxay yihiin siyaabaha Miniyaabolis lam. 612.668.5300
kale ee aan ula socon karo sida cunugaygu yahay?
• Haddii aanu cunugaygu gaarsiinayn heerka fasalkiisa, maxaa
taageero ah ee uu dugsigu ii heli karaa?
• Haddii cunugayguaanu yahay heer-fasalkiisa, ma jiraan

2
tageerooyin uu ka heli karo dugisga?
• Hadii uu cunugaygu / ilmahaygu joogo herka faslakiisa maxaa
kale ee kordhin aqoneed ah oo u ka heli karaa dugisaga
• Side ayaan guriga dhexdiisa ugu caawini karaa, si aan u kobciyo Published by the MPS Offi ce of Communications
waxbarashadiisa? August 2014 | 612.668.0230 l www.mpls.k12.mn.us
Wax qabadyada aad guriga ku qaban karto:
Ardayga dhigata Fasalka 2-aad in dhamaadka sanad dugisyeedka uu awoodi karo in uu: Xeeladaha soo socda iyo fikradaha ayaad ugu samayn kartaa guriga.

• In uu dorto, akhriyo oo uu fahmo qoraalda warbixinta, • In cilaaqad u ardaygu u yeeli karo wax la akhriyay iyo • La wadaag kalgacalkaaga akhriska • Ka qaado liiska buugaag ama sheekooyin ku qoran
sheekooyinka iyo gabayo nolashiisa/nolsheeda • Ka qaataan wixii ilo qoys ah bogga shabakadda: dhawr luqadood Maktabadda Hennepin County
• Go’aanmin karo udubdhexaadka fariinta, casharka iyo • In uu adeegsan karo Xaruufta waawayn ee lagu
murtida ay xabaarsantahay sheekadu iyo sheeko xariirdka bilaabo, xarkaynta xuruufta, iyo shuruucda higaada si www.eduplace.com/parents/resources/hac cinwaankeeduna yahay: www.hclib.org
LITERACY

• In uu garan karo mawduuca muhiimka ah ee qoraalo loo soo saaro qoraalo qiimo leh ugu danbyanta • Kala hadal cunugaaga dadka ama jilayaasha uu/ • Raadi sawirro xiiso leh, kuna dhiirrigali cunugaagu inuu
baragaraafyo kal duwan ah • In uu ka qayab qaadan karo wada hadal haboon ay ugu jecel yahay/jeceshahay ama dhacdooyinka qoro sheeko, goorta iyo meesha laga soo qaaday iyo
• In uu waydiin karo kana jawaabi karo su’aalo iyadoo oo da’diisa ah iaydoo la adeegsanaayo cadaymo
la addegsanaayo, kuma, maxay, meshee, goorma iyo side taageeraya lagana soo ururiyay qoraaladooda buugaagta uu/ay akhriyayo/akhriyeyso waxa dhacay ka hor iyo kadddib markii sawirka la
• In uu isku dari karo laba qaybood oo sheekooyin • In ay qori karaan qoraal ku salaysan fikradooda kaasi • Ku caawi cunugaagu inuu helo buugaag ekeeya qaaday
kalduwan ah ama qoraal oo ay ku cabirayaan fikrikooda kuna soo saaryaan waxyaabaha uu/ay xiiseeyo/xiisayso • Ku dhiirrigali jawaabaha munaasibka ah inay ka bixiyaan
• In uu adeegsan karo dariiqooyin si ay macno ugu sababo ay ku tageerayaan fikirkooda
samyso kalmado aanu aqoon iyo waxa la akhriyaayo • In ay ku xoojin karaan ku noqnoqosho iyo lafagurid sheekaysiga iyo hor dhaca
• In ay u akhriyi karaan qoraaladooda ardayda fasalkooda taasi oo ay dheertahay taageero u ka helaayo dadka
waawayn iyo ardayda kale

• Akhriyi karo, qori karo matali karo, isbarbardhigi karo • Samayn karo sharixi karana naqshado tiro oo sahlan • La dooro lambarka maalinta isla markaana adiga iyo • Ku layli qaado qiyaasta marka aad guriga joogto.
MATHEMATICS

tirooyinkana isku hagaajin karo ilaa 1000 • Cadayn karo, sharaxi karo iyo is barbardhigi karo sawir
• In uu isku dari karo kalana jari karo inta u dhaxeeysa xisabeedka laba dhincalha ah iyo ka 3 dhinaclaha ah cunugaagu waxaad magacaabi kartaan isku daryo fara “Immisa daasadood ayaa khaanadaha saran”? Ama
boqol (100) • Tirin karo sarifka isagoo adeegsanaaya qiimaha saxda badan ee la mid ah lambarkaasi. Haddii 15 lambarku “Immisa kabood ayaa kaloosadka ku jira”?
• In u tirida ugu dhaw ee 10 leha ah ama boqolaha u ah ee santiyada, shanta santi, tobanka santi iyo shaniyo
badli karo tiro in yar ka yar labtan santi iyo doolarda yahay: 1+3+9+2=15)
• In uu xalin karo isugayan dhab ah iyo kal jarid tiro labo • In uu adeegsan karo mastrad, cabiri karana shay isagoo
labo ah eegaya inta uu u jiro shayga ugu dhaw inj ahaan iyo
• In uu sharxi karo qaabka xisaabdaka loo xaliyo, iyadoo la santimitir ahaan
sheegayo talaabooyinka la qaaday iyo sababta loo qaday • In uu sheegi karo waqtiga isagoo u dhawaynaya rubuca
ugu dhaw

• In fiiro taxadir leh uu u yeelan karo isagoo isticmaalya gaasta, dareeha iyo waxaaybaha adkaha
5-tiisa dareen • Dabogalku samayn karo isna barbardhigi karo • Joogtayso diiwaan gelinta xaraarada sare iyo hoose • Waqtiyee oo diiwaangeli dhalaalidda barafka yaalla
• In n ay wadaagi karaan kuwa kale waxyaabaha samaysaka iyo dhaqanka dareerha iyo adkaha iyo cimilada maalin walba. Hubi warqadda aad ku bay’ado kala duwan. (u dhow masraxa, khaanadaha
ay soo baadheen iyo fikirkooda si ay u tageraan • In uu sharxi karo sida tamarta riixista iyo jiidsta ay u diiwaan gelinayso xaraadda kore iyo hoose, isla saran, iwm)
SCIENCE

afkaartooda dhaqaajiyaan shay


• Ka wada hadli karaan diwaan galina ka samayn • In uu sharxi karo sida shay uu uga soo dhaco dhulka markaasna bar bar dhig maalinta markaasi la joogo
karaan waxyaabaha ay soo baareen • In uu cabiri karo, diwaan galin karo sharixina karo • Samee garaaf si aad u tusiso roobka da’ay ama baraf-
• Soo bandhigi karaan su’aalo xalin u baahan nidaamka hawada ka da’ay muddo 30 maalmood ah
• Alifi karaan farsmo lagu xaliyo farsamo karaan xal • Fasiri karo sida ay isagu xig xigto talaabooyinka nolsha
design solutions dhibaato xooloaha
• Garn karo laba nooc ah ka mid ah walxha, sida

• In uu fahmi karo muhimada adeecida sharciyda iyo muqaalo iyo dhismayaal ku yaal US • Kala hadal qaabka qoysku awoodda ugu kala sarreeyo • Abuurayaan Shaqooyin yar
farqiga u dhaxeeya xuquuqda iyo masuuliyada • Sharxi karo sida degaanku u raadeeyo bani aadamka iyo
SOCIAL STUDIES

• Baranayaan Qaruumaha Dadka u dhashay indigenous


• In uu sharxi karo sababta ay muhiim u tahay in la raadka baniaadmku ku reebo deganka
codeeyo. In uu fasiri karo muhimda iyo u jeedada das- • Adeegsan karo taariikhida diwaan gashan iyo waxyaalha nations of Minnesota
truurka Marykanka la mala awaalay si loo sharxo sida daku u noloshoodu
• In uu difaaci karo qaabka ay wax u doorteen iyo qaabka isu bed bedshay mudo kadib
ay u kala gran karaan wax ay wax ku doorsadeen • Is barbardhigi karo si kala gedisan nolol maalmeedka
• In uu isticmaali karo qoraalka sheeko si uu u sameeyo dadka asl ahaan ka soo jeeda Minnesota sidii ay
khariirad ku tusyasa goobtu sida ay u eegtahay noloshoodu ahaan jirtay iyo sida ay hada
• Heli karo muqaalo ama meelo ku cad khariiradha kuwa • Sharixi karo dhaqamada kaladuwan ee bulshada isagoo
fidsan iyo kuwa kuusanba qadarinaya
• Adeegsan karo qalab juqraafi si loo helo loona cadeeyo

Waxbarashada jir dhisku, (ciyaaruha) waxa ay hore u marisaa xirfada, munaasib (sida heesaha, sheekooyin)
aqoonta iyo kalsoonida si loo sameeyo doorosho fiican oo jir • Garn karaan kuna dayan karaan erayada ay garanayaan
Ardayda faslaka labaad ah ayaa khibrad balaaran hela taasi oo taageerta isla caafimaad qaba ah ardayda fasalka labaad waxa ay baran donaan: • Weydiin karaan kana jawaabaan su’aalo fudud oo ah mawduu
cyo ay garanayaan
maraakana hodan ka dhigta waxbarashada manhajiga ah iyo fahamkiisa. • Ka qayb qaadashada waxyaabaha kor us soo qaada dhismaha
jirka (sida ciyaarha)
• Bartaan socodka iyga oo adeegsanaaya waxyaabo kala duwan Waxbarshada Warbaahinta iyo Tiknoolajiyda waxa ay ardayda ka
• Samyan karaan siyaabo kale duwan oo jirkooda ugu diyaarin caawiyaan inay bartaan:
Waxbarashada farshaxanka ayaa ah abuurid,soo bandhigida, ku Caafimaadku waxa uu hore u mariyaa xirfada aqoonta iyo karaan in ay cayaar bilabaan (is kululalyan) samyana karaan in ay • Xulashada buugaagta ku haboon, qaataan isla markana ay
falcelinta adoo adeegsanaaya Farshaxanka Muuqda aradayda kalsoonida si loo sameeyo doorosho fiican oo caafimaadka jirkooda qaboojiyaan marka ay kulula¬adaan (is qaboojin) dhawraan bugaagtaasi
fasalka labaad ayaa barta: qofka ah, ardayda fasalka labaad waxa ay baran donaan: • Garn karaan xiriirka ka dhaxeeya jidhka, nafaqada iyo bedqabka • Eegaya sida sawirrada, shaxda iyo garaafyadu sheeko u sheegaan
• In ay cabiri karaan dareenkooda iyo shucuurtooda hab guud. ama u xiriiriyaan xaqiiqada
• Adeegsan karaan noocyada iyo mab’aadiida farshaxnka
muuqada si ay u cabiraan fikradahooda iyo dareenkooda edaab wanaagsani ku jirto iyagoon waxyeelo ugaysan- *Luqadaha adduunku waxa loo bartaa si la iskula xiriiro luqad kale isla • Fahmayaan sida loo helo maclumaad looguna wadaago
• Balaariyaan aqoonta muusiga marka ay dhegaysanayaan, ayan naftooda iyo kuwa kaleba markaasna loo tixgaliyo/ fahmo dhaqamada kale, Iyadoo la isticmaalyo maclumaadka siyaabo kala duwan
• Ka hortaga faafida jeermiska cuntda, biyaha, hawada iyo luqada la beegsady ardayda fasalka labaad waxa ay bartaan: • Adeegsan karaan kombuyuutarada borogaraamada ku jira si ku
heesayaan, cayaarayaana haboon wax ay ka shaqaynayaan
taabashada
• Isku dari karaan si isku xigta dhaq dhaqaaq, si ay u cabiraan • Wax u sheegi karaan faslakooda raacina karaan marka iyaga wax
• Qeexi karo muga cunto ee nooc walba oo ku jira noocy-
afkaar iyo dareen da cuntda ee loo yaqaan “Myplate” (noocyada loo kala loo sheego waxyalaha khuseeya fasalka *Dugsiyda oo dhami ma dhigaan afafka kale ee loo yaqaan world
qaybiyo cuntada nafaqo ahaan) • Ka qayb qaataan wax qabad dhaqmeed da’dooda ku language immersion
• Gran karaan khatarta mukhaadaraadka iyo tubaakada

You might also like