You are on page 1of 39

No.

Vocabularies Somali meaning Kind


1. Administration Maamul, ama talis sida Noun
dowlad iwm.
2. Abduct Afduubasho Verb
3. Aftermath Arin, ama wax dhacay Noun
natiijadooda.
Eg. People are still
suffering the aftermath
of war
4. Annihilate Baabi’in ama xasuuqid Verb
5. Ambassador Danjire ama Safiir Noun
6. Advocate Wax si cad utaageerid Verb
7. Accusation Eedeeyn ,dacwo ama Noun
Ashtako
8. Apply Cosdsi gudbin, marin Verb
ama dhayid
9. Amuse Madadaalin ama Verb
kafarxin
10. Attack Weerarid Verb
11. Absentee Qof kamaqan meeshii Noun
laga rabay inuu jogo
12. Accountable Ka masuul ah ama adjective
xilkasaaran yahay
13. Activist Qof wax uhalgama ama Noun
udooda
14. Advert Xayeesiin ama faalin Verb
15. Advice Waano ama talo Noun
16. Affray Murun ama isqabqabsi Noun
17. Aggressive Gardaran ama dagaal Adjective
badan.Eg.( she is an
aggressive wife)
18. Amendment Sixid ama Hagaajin Noun
19. Announcement Daah kaqaadid ama Noun
ogeeysiin
20. Anthem Heesta calanka Noun
looqaado
21. Appeal Racfaan … Noun
22. Approach Kusoo dhawaasho, Verb
Qaabilaad….
23. Abhor Kiraahiyeeysi ama Nicid Verb
24. Appointment Ballan ama Jago Noun
Umagacaabid
25. Appropriate Ku haboon ama kufiican Adjective
26. Argument Dood ama muran Noun
27. Articulate Qof hadalkiisu cad adjective
yahay
28. Assault Weerar kadis ah oo Verb
xoog leh….
29. Assassination Shirqool udhigid ama Noun
khidad kudilid
30. Auction Xaraashid ama xaraash Noun
31. Authorization Ogolaansho rashmi ah Noun
ama amar bixin( They
need our Authorizaton)
32. Auto Baabuur ama Gaari Noun
33. Amend Dib usixid ama dib Verb
uhagaajin
34. Anniversary Sanad guuro ( today is Noun
my wedding anniversary
)
35. Achieve Kaguul-gaarid( xaqiijin) Verb
36. Airstrike Weerar dhanka cirka ah( Noun
weerar diyaaradeed)
37. Arrival Imaansho ( we are Noun
waiting for your arrival)
38. Antagonize Qof aad dagaalkiisa Verb
raadsatid(daan-daansi)
39. Argue Doodid Verb
40. Autography Saxiix( sida qof caan ah Noun
oo lataageero saxiixiisa)
41. Association Urur Noun
42. Audible Lamaqli karo ( your Adjective
voice is not audible)
43. Attitude Siyaabaha qof u Noun
dhaqmo
habdhaqanka qofka.Eg
( I don’t like her
attitude)
44. Avoid Kafogaan(kadheeraansh Verb
o)
45. Availability Suurtagal-nimo Noun
46. Ask Weeydiin Verb
47. Assembly Kulan amashir weyn…. Noun
48. Assailant Gacan ku dhiigle (qof Noun
dilaa ah)
49. Annex Dhawaqiisa(a-neksi) Verb
xoog ku qabsasho( they
annexed our land)
50. Approve Aqbalid Verb
51. Arrest Xerid ama Xabsi dhigid Verb
52. Bend Qaloocin ama leexin Verb
53. Ban Mamnuucid Verb
54. Bleed Diigbixid Verb
55. Blood Dhawaaqiisa(balaadh)D Noun
hiig
56. Bluff Booteyn, Handadaad Verb
been ah
57. Budget Miisaaniyad Noun
58. Bashful Aad uxishood badan Adjective
59. Behalf Matalid ama qof Verb
magaciisa kuhadlid
60. Beseech (bisiij)Si baahi Verb
kamuuqata wax utuugid
61. Begin Billaawid Verb
62. Battle Dagaal ama dagaalamid Verb, Noun
63. Benefactor Qof deeq kutabaruca Noun
64. Besiege (bisiij)Hareereeyn ama Verb
Go’doomin
65. Bestow Hibeeyn ama Verb
gudoonsiin
66. Bias Eex ama dhan u iilasho Noun
67. Bless uduceeyn ama Verb
karaameeyn
68. Bleak Aad uxun ama aanka Adjective
sooreeeyn laheeyn
69. Boast Faanid ama faan Verb /Noun
70. Bombardment Duqeeyn ama rusheeyn Noun
oo weerar ah
71. Boycott Dhawaqiisa(baay-kot) Verb
Qaadicid ama diidid
72. Brag Isfaanin badanaa been Verb
ah
73. Boastful Faan badan( qof faan Adjective
badan)
74. Behead Qoorta kagooyn ama Verb
qalid
75. Burn Gubid ama bad Verb
qadabsiin
76. Bullet Xabad ama rasaas Noun
77. Browse Daalacasho… Verb
78. Burry Aasid ama duugid Verb
79. Captive Lahayste qof lasoo Adjective
afduubte
80. Convict Dambi kuxukumid Verb/Noun
81. Constitution Dhawaaqa(conis-ti- Noun
tuyushan) Dastuur
82. Circumstance Daruuf ama Xaalad Noun
83. Confuse Jaho wareerid Verb
84. Conform Waafiqid Verb
85. Conflict Qilaaf, iska horimaad Verb
ama Dagaal
86. Clash Iska hor imaad sida Verb
dagaalka
87. Camp Xero ama kaam qaxooti Noun
88. Combat Dagaal ama xarbiyid Verb
89. Chairman Gudoomiye, shir- Noun
gudoomiye
90. Cabinet Golaha waziirada Noun
91. Campaign Olole ama Olo-oleeyn Noun/Verb
92. Candidate Musharrax Noun
93. Canvass U ololeyn Verb
94. Capitalize Kudaneeysasho….. Verb
95. Career Xirfad ama Mihnad Noun
96. Connect Kuxirid Verb
97. Confidence Kalsooni Noun
98. Committee Guddi Noun
99. Consolidation Isku-tag Noun
100. Concentrate Xoog-saarid Verb
101. Concern Khuseeyn ama ahmiyad Verb
siin
102. Cause Sabab ama Sababid Verb
103. Certify Qirid ama Caddeeyn Verb
104. Chairperson Shir-gudoomiy Noun
105. Cheap Raqiis ah Adjective
106. Choice Dooq ama Doorasho Noun
107. Citation Xigasho ama tixraac……. Noun
108. Civil war Dagaal Sokeeye Noun
109. Coalition Isbaheeysi, Gaashaan Noun
buursi
110. Colonel Gaashaanle sare(kor- Noun
neele)
111. Collaboration Wadashaqeeyn ama Noun
iscaawin
112. Colleague Saaxiibkaaga aad Noun
wadashaqeeysiin
113. Come across Lakulmid siiba si kadis Verb
ah
114. Commitment Ballan-qaad Noun
115. Commando Kumaandoos, ciidan Noun
sigaar ah utababaran
116. Communicatio Isgaarsiin ama xariir Noun
n
117. Compassion Naxariis Noun
118. Collaborate Wadashaqeeyn Verb
119. Compromise Xal ama dhexdhexaad Verb
120. Compute Xisaabin Verb
121. Congress Kulan ama Golaha Noun
ummadda
122. Congregation Urur (jameeco) Noun
123. Congratulation Tahniyad ama Noun
Hambalyo
124. Conversation Wadasheykeesi, wada Noun
hadal
125. Consequence Natiijo, Ciribdambeed Noun
ama cawaaqib
126. Conservation Daryeel ama Dhowris Noun
127. Communiqué Dhawaaqiisa(ko- Noun
miyuunik)
War murtiyeed
128. Convoke Shir oogu yeerid Verb
129. commemorate Xusid taariikh ah Verb
130. Constituent Cod bixiye(qofka Noun
codeeya)
131. Constrain Ku khasbid ama Verb
kusandulleyn
132. Contribution Tabaruc(Deeq) Noun
133. Compel Kuqasbid Verb
134. Controversy Khilaaf(iska horimaad) Noun
135. Convene Isugu yeerid (kullan Verb
isugu wicid)
136. Convention Shir-weyne Noun
137. Council Gole Noun
138. Causation Sabab Noun
139. Condemn Cambaareeyn Verb
140. Control Xakameeyn ama Verb
koontaroolid
141. Controller Ilaaliye ama xakameeye Noun
142. Comply Adeecid(yeelid) Verb
143. Consultation Talo Noun
144. Compulsory Qasab ah ama waajib Adjective
145. Confrontation iska horimaad sida Noun
dagaalka
146. Coup Afgembi Noun
147. Coin Lacag qadaadiic ah sida Noun
shilimaadka
148. Crisis Dhibaato(shiqaaqo) Noun
149. Court Maxkamad Noun
150. Corruption Musuq-maasuq Noun
151. Ceasefire Xabad-joojin Noun
152. Collapse Bur-burid (their Verb
government collapsed)
153. Doubt Kashakiyid( shaki) Verb
154. Debate Dood ama Doodid Noun/ Verb
155. Decision Go’aan Noun
156. Demoralize Niyad jebin Verb
157. Determine Go’aansasho Verb
158. Deceiver Khiyaanoole Verb
159. Demonstrate Go’aan adag, Go’aan leh Adjective
160. Declare Shaac kaqaadid ama Verb
Caddeeyn
161. Defeat Jibin, kaguuleeysasho, Verb/Noun
jab
ama guul darro
162. Deficit Hoos udhac dhaqaale Noun
163. Delegate Wafdi ama Wafdi udiri Noun/ Verb
164. Deliberate Kas, ulakac ah….. Adjective
165. Deliberation Kabaaraan dag ama Noun
Falanqeeyn
166. Democracy Dimoqraadiyad Noun
167. Democrat Qof Dimoqraadi ah Noun
168. Demote Darajo Garaado Verb
kadhimid
169. Diligent Howl-kar ah Adjective
170. Diplomat Dib-loomaasi Noun
171. Disagree Ku khilaafid Verb
172. Discuss wada hadlid ama Verb
Kadoodid
173. Discussion Dhawaaqiisa(dhis-ka- Noun
shan) Dood
174. Dedicate Uhibeeyn Verb
175. Donate Kutabarrucid ama Vern
kudeeqid
176. Deeply Si qoto-dheer leh Adjective
177. Dishonorable Sharaf dhac ah( This is Adjective
dishonorable
welcoming)
178. Defend Difaacid ama iska celin Verb
179. Defender Difaace sida askari Noun
difaac ku jira
180. Defense Difaac Noun
181. Dishonest Aan daacad Adjective
aheey(Khaa’in)
182. Dissatisfaction Qanac la’aan Noun
183. Disapproval Diidid ama diidis Noun
184. District Degmo Noun
185. Distrust Aamin darro ama Aamin Verb/Noun
la’aan
186. Dispute Muran, dood ama Noun/ Verb
Murmid
187. Disturb Labid, Qasid ama Verb
Carqaladeeyn..
188. Dither Labolabeeyn ama Verb
kawalaacid
189. Dissolute Aqlaaq xun ama anshax Adjective
aan laheeyn
190. Distress Saxariir, Dhibban ama Noun/ Verb
Rafaadsan
191. Diverse Qaawin,Xayuubin ama Verb
kaqaadid
192. Division Qeeybin ama Noun
Kala-qeeybsanaan
193. Dogma Caqiido mida diinta Noun
194. Dominate Xukun ama Dusha ka Verb
heysasho
195. Donor Deeq bixiye ama Noun
Tabarruce
196. Drought Abaar siiba mida raagta Noun
197. Detainee Laheeyste siiba qof Noun
maxbuus ah
198. Destruction Bur-bur Noun
199. Despise Xaqirid Verbs
200. Detective Dambi-baare Noun
201. Deputy Kuxigeen Noun
202. Effort Dadaal Noun
203. Essential Assaasi ah Adjective
204. Endless Aan dhamaad lahayn, Adjective
205. Eager Dhawaaqa(iigar) Verb
Daneyn ama Rabid
206. Empire Wadamo badan oo hal Noun
talis leh
207. Elate Niyada udhisid ama Verb
Farxad galin
208. Election Doorasho Noun
209. Elect Doorasho Verb
210. Elevate Dallacsiin ama Sare Verb
uqaadid
211. Emphasis Xoog-saarid Noun
212. Elaborate Sharraxid Verb
213. Eradicate Cirib tirid ama Baabi’in Verb
214. Eliminate Suulin, Tirtirid ama Verb
Baabi’in
215. Enhancement Horumarin ama Sare Noun
uqaadid
216. Endurable Loo adkeysan karo/ Adjective
loo dulqaadankaro
217. End Dhammaad ama Noun/ Verb
Dhammayn
218. Experience Waayo aragnimo ama Noun
Qibrad …..
219. Enact Sharci kadhigid ama Verb
Ansixin
220. Endorsement Taageero ama Ayidid Noun
221. Engage Shaqo-siin…. Verb
222. Equal La’eg ama isla’eg Noun
223. Equalize La’ekeeysiin ama Verb
lasimid
224. Expect Rajeeyn Verb
225. Expectation Rajo Noun
226. Explosion Qarax Noun
227. Excite Farxad-gelin Verb
228. Envy Xasadnimo ama Noun/ Verb
xaasidid
229. Empower Awood usiin xaga Verb
sharciga
230. Emir Amiir ama Taliye Noun
231. Evidence Caddeeyn ama daliil Noun
232. Escape Baxsasho Verb
233. Excitement Farax ama xiiso Noun
234. Execution Dil ama toogasho Noun
235. Era Casri ama seben Noun
236. Entomb Xawaalid ama duugid Verb
237. Enrich Kataajirid Verb
238. Exploit Kamanaafaceysi, ka- Verb
faai’deyn
239. Employment Shaqo Noun
240. Employee Shaqaale Noun
241. Employer Loo shaqeeye(cidda loo Noun
shaqeeyo)
242. Earn Kasbasho, Verb
shaqeeysasho
243. Effect Saameeyn(waxyeelo) Noun/Verb
waxyeeleen…
244. Educate Waxbarid Verb
245. Earthquake Dhul-gariir Noun
246. Familiar Caan ah, sida qof caan Adjective
ah oo layaqaano
247. Federal Federaali ah ama isku- Adjective
tegay
248. Fundamental Aasaasi ama asal Noun
249. Freedom Xorriyad Noun
250. Free Xor ah ama Xorreyn Adjective/
Verb
251. Fort Dhufeeys ama Qalcad Noun
252. Fight Dagaalamid ama Dagaal Verb/noun
253. Fire Dab, xabbad ama Noun/ Verb
Xabadeyn
254. Firing Xabadayn Verb
255. Frenemy Qof saaxiibo aad Noun
aheeydeen oo durbo
cadaw gaaga naqday
256. fundamentalist Asal-raac Noun
257. Federate Isku-darsamid ama isku- Verb
tag sameyn
258. Fraud Khiyaano…. Noun
259. Forgetfulness Illoowsho badni Noun
260. Fear Cabsi ama baqdin Noun
261. Fearless Cabsi- laheyn Adjective
262. Find Helid Verb
263. Founder Aasaase Noun
264. Finish Dhammeyn, Verb
Dhameeystirid
265. First lady Marwada Noun
madaxweynaha
266. Fish out Soo saarid ama Verb
soohelid
267. friendship Saaxiibtinimo Noun
268. First class Heerka koowaad Noun
269. flight Duulimaad Noun
270. Fact Xaqiiq Noun
271. Fail Kuguul dareeysasho, Verb
fashilmid, dhicid..
272. Faddy Xiisoo le Eg.( You are Adjective
faddy boy)
273. False Been ah Adjective
274. Failure Dhicitaan. Fashil ama Noun
Guuldarro
275. Face Waajahid…. Verb
276. Fain Raba ama doonaaya Verb
277. Frustration Caqabad ma dhibaato Noun
278. Festival Ciid Noun
279. Find out Ogaansho ama soo Verb
saarid
280. Government Doowlad Noun
281. Governor Gudoomiye gobol ama Noun
degmo
282. Gamble Khamaar Noun
283. Gain Helid sida guul Verb
284. Get away Baxsasho ama fakasho Verb
285. Get away with Kubaxsasho sida gaari Verb
286. Get back Soo laabasho Verb
287. Get over Kacaafi maadid Verb
288. Grateful Mahad-naq leh Adjective
289. Guess Qiyaasid Verb
290. Get up Kicid ama toosid Verb
291. Guard Ilaalin ama waardiyeen Verb
292. Guest Marti Noun
293. Gunman Nin qori sita(nin Noun
Hubeeysan)
294. Gist Nuxur( inta ogu Noun
muhiimsan ee hadalka)
295. Give up Joojin( they must give Verb
up smoking )
296. grab Dafid ( the thief Verb
grabbed my handbag)
297. Grant Siin ama ugu deeqid…. Verb
298. Handshake Salaanta gacmaha Noun
leeysruxo
299. Hard Adag Eg.( this is hard Adjective
situation)
300. Honest Daacad ah Adjective
301. Hug Habsiin( labo qof oo hab Verb
is siisa)
302. Harm Waxyeeleeyn Verb
303. Heavy Culus ama culeeys ah Adjective
304. Hacker Tuug computer-ka xog Noun
kadhaca
305. Historic Taariikhi ah Adjective
306. History Taariikh Noun
307. Historian Taariikh yahan Noun
308. Homeland Wadan Noun
(Somalia is my
homeland)
309. honorable Sharaf leh Adjective
310. Holy Barakeeysan Adjective
311. Huge Aad uweeyn Adjective
312. Humbler Maskiin ah Adjective
313. Hold Qabasho sida shirarka Verb
314. Happen Dhicid Eg. (what Verb
happened?)
315. Hunt Ugaarsasho Verb
316. Hurtful Wax-yeelo leh Adjective
317. Ignorant Jaahil Adjective
318. Imitate Iska-dhigdhigid ama Verb
kudayasho
319. Immense Aad uweyn(baaxad- Adjective
weyn)
320. Immigrant Muhaajir Noun
321. Impersonate Qofkale iska-dhigid Verb
322. Impress Wax aadka heshid ama Verb
aad la dhacdid
323. Imprison Xabsi geli(xerid) Verb
324. Invest Maalgalin Verb
325. Investment Maalgashi Noun
326. Involve Ku-lug lahaansho Verb
327. Involvement Ku-lug lahaansho Noun
328. Ignite Shidid sida dabka Verb
329. Invite Casuumid Verb
330. Inform Wargelin Verb
331. Information Warbixin Noun
332. Income Dakhli(lacag qof ama Noun
doowlad soo gasha)
333. Illegal Sharci darro ah Adjective
334. Immediately Isla hadda… Adverb
335. Ignore Iska indho tirid (is Verb
moogsiin)
336. Import Soo dejin, (soo Verb
dhoofsasho)
337. Identify Aqoon sasho Verb
338. ID, identity Aqoonsi Noun
339. Impact Raad kureebid ama Noun
saameeyn
340. Incumbent Waajibaadka qof saran Adjective
341. Independent Madaxbanaan, Adjective
(aan cid kutiigsaneeyn)
342. Information Warbixin Noun
343. Incident Dhacdo Noun
344. Inability Awood la’aan, karti Noun
la’aan
345. Investigate Baarid(baaritaan Verb
sameeyn)
346. Invisible Aanla’arki Karin Adjective
347. Invent (hidisid)soo saaris wax Verb
cusub
348. Incorrect Aan sax ahayn(khalad Adjective
ah)
349. Inhabitant Dagane( I’m one of Noun
Medina inhabitants)
350. Irresponsible Aan masuul aheyn Eg. Adjective
(geyru-masuul)
351. Innovator Hal abuure(Ikhtiraace) Noun
352. Impossible Aan suuro gal ahayn Adjective
(aanay dhici Karin)
353. Irresponsibility Masuuliyad darro Noun
354. Inspire Kuboorin ,ku beerid Verb
ama kudhiirin
355. Interest Ahmiyad siin( Verb
Daneyn)ama maslaxo…
356. Idea Fikrad(aragti ama ra’yi) Noun
357. Innocent Aan dembi lahayn( Beri Adjective
ah)
358. Insecure Aan nabad aheyn Adjective
359. Indication Muujin ama tusin Noun
360. Instability Xasilooni la’aan Noun
361. Institute Machad( macad) Noun
362. Intelligent Caqli badan(Xariif ah) Adjective
363. Interchange Is-weydaarsi(is dhaafsi) Noun
364. Judge Garsoore(Qaali) Noun
365. Jubilant Farxad kamuuqata Adjective
366. Judicial Sharciga maxkamadda Adjective
367. Jeopardize Qatar-gelin(Qal-qal Verb
gelin)
368. Jail Xabsi ama Xabsi dhigid Noun/verb
369. Job Shaqo Noun
370. Judgment Garsoor ama Go’aan Noun
maxkamadeed
371. Journal Joornaal Noun
372. Journey Safar(Socdaal) Noun
373. Junction Isgoys Noun
374. Junior Yaraan ama Darajo Noun
hoose
375. Kill Dilid(kaw’kasiin) Verb
376. Killer Dilaa(wixii wax dila) Noun
377. Kingdom Boqortooyo Noun
378. King Boqor Noun
379. Kneel Jilba-jabsi Verb
380. Knife Mindi Noun
381. Known Layaqaano(la Adjective
garanaayo)
382. Know Garasho Verb
383. Know by heart Xafidid(in wax kor laga Verb
barto)
384. Lame Jiis (Curyaan) Adjective
385. Large Ballaaran(weyn) Adjective
386. Light Illeys( nal, iftiin) ama Noun/adj
Khafiif ah
387. Lend Deymin(amaahin) Verb
388. Leak out Bixid(sida war sir ahaa Verb
oo faafa)
389. Lasting peace Nabad waarta Adj/noun
390. Labor Shaqo ….. Noun
391. Lose Dhumin ama Khasaarin Verb
392. Loss Khasaare(Khasaaro) Noun
393. Loser Qofka khasaaray Noun
394. Look out Taxadir Noun
395. Lead Hogaamin Verb
396. Leadership Hogaan ama Talis Noun
397. Legal Sharci ah( Sharciga Adjective
waafaqsan)
398. Legalize Sharci Verb
kadhigid(Sharciyeen)
399. Leanings Aqoon…. Noun
400. Loyalty Daacadnimo
401. Loyal Daacad u ah Adjective
402. Liability Deen qof ama shirkad Noun
lagu leeyahay
403. Leap Boodid Verb
404. Location Meel (makaan) Noun
405. Lure Soo jiidasho leh Noun
406. Lady Marwo Noun
407. Law Sharciga Noun
408. Leader Hogaamiye Noun
409. Land Dhul ama (wadan) Noun
410. Mad man Qof waalan Noun
411. Majority Badni(Aqlabiyad) Noun
412. Magistrate Garsoore Noun
413. Major Weyn, ugu weyn ama Adjective
ugu muhiimsan
414. Mandate Awooda iyo Noun
waajibaadka dowlad
kasaaran dadkii
doortay(fulinta
danahooda)
415. Meaningful Macna weyn ku fadhiya Adjective
416. Meaningless Aan macna Adjective
laheeyn(waxkasoo qaad
laheyn)
417. Media Warbaahin Noun
418. Meeting Kulan Noun
419. Member Xubin(sida xubin Noun
baarlamaan)
420. Monitor Ilaalo ama kaabo galaas Noun
fasal…..
421. Money Lacag Noun
422. Misinformatio War aan sax ahayn Noun
n
423. Motive Sabab Noun
424. Make Sameeyn Verb
425. Mismanage Si khalad ah umaamulid Verb
426. Mislead Si Khald ah Verb
uhogaamin(marin
habaabin)
427. National Heesta calanka ama Noun
anthem Qaranka
428. National wide Dhalasho(Jinsiyad) Noun
429. Negate Inkirid Verb
430. Network Shabakad Noun
431. Nominate U Magacaabid jago Verb
432. Neighbor Deris Noun
433. New Cusub Adjective
434. nevertheless Si kastaba ha ahaatee Adverb
435. New Year’s Maalinta 1aad ee Noun
Day sanadka Cusub
436. Newcomer Koyto(Qof hadda yimid) Noun
437. Obligation Waajib Noun
438. Order Amar ama Amrid Noun/ Verb
439. Offense Dambi Noun
440. Office Xafiis Noun
441. Official Si rasmi ah Adjective
442. Opinion Fikrad Noun
443. Opportunity Fursad Noun
444. Opposition Mucaarad Noun
445. Outspoken Si dhiiran u hadlid Adjective
446. Ovation U sacab tumid si Noun
xamaasad leh
447. Organized Tuugo-abaabulan Noun
crime
448. Painful Xanuun badan( aad Adjective
xanuun u ah)
449. Participate Kasoo qeeyb galid Verb
450. Participation Kasoo qeeybgal Noun
451. Palace Qasri( Guriga Noun
Boqortooyada)
452. Penetrate Ku mudid Verb
453. Pistol Bistoolad Noun
454. Pledge Ballan qaadid Verb
455. Policy Siyaasad Noun
456. Polite Edeb leh( Akhlaakh Adjective
wanaagsan leh)
457. Politician Siyaasi Noun
458. Political Siyaasadeed( political Adjective
Affairs)
459. Political Cilmiga Siyaasadda Noun
Science
460. Place Goob ama Meel Noun
461. Participant Kaqeyb-qaate Noun
462. Population Dadaweyne( Shacab) Noun
463. Popularity Caannimo(Sumcad) Noun
464. Praise Faanin( Amaanid) Verb
465. Prediction Saadaal Noun
466. President Madaxweyne Noun
467. Pm Prime minster(Ra’iisul Noun
Wazaare)
468. Press Saxaafad…. Noun
469. Pride Sharaf( Xurmo)…. Noun
470. Priority Mudnaan(Ahmiyad siin) Noun
471. Progressive Horu-socod ah( Horu- Adjective
marsan)
472. Promise Ballan( Ballamid) Noun/ Verb
473. Project Mashruuc Noun
474. Proposal Qorshe Noun
475. Proponent Taageere ah Noun
476. Queen Boqorad Noun
477. Qualification Sharuud Noun
478. Quarrel Muran ama Murmid Noun/ Verb
479. Reconciliation Heshiis Noun
480. Recognition Aqoonsasho Noun
481. Resign Is-cazilid Verb
482. Resistance Iska- caabin Noun
483. Result Natiijo Noun
484. Restore Soocelin Verb
485. solution Xal Noun
486. salutation Salaan Noun
487. savage Cawaan ah( Badaw) Adjective
488. Stalk Gaadid qabasho ah Verb
489. Save Badbaadin Verb
490. Shoot Toogasho Verb
491. Suffrage Doorasho kaqeeyb-galid Verb
492. System Nidaam ama hab…. Noun
493. Tactic Xeelad( Taatiko) Noun
494. Turmoil Jaho wareer ama Qas Noun
495. Team Koox ma Guruup Noun
496. Talkative Hadal badan( Sida Qof Noun
hadal badan)
497. Talks Wada-hadalo Noun
498. unprepared Aan diyaarsaneyn Adjective
499. unanswered Aan laga jawaabin Adjective
500. Ultimate Ugu-dambeyn Adjective
501. Unanimously Si loo dhan yahy Adverb
502. unattractive Aan soojiidasho laheyn Adjective
503. unable Aan-awoodin( Aan Adjective
Karin)
504. unbelievable Aanla rumeysan Karin Adjective
505. Unity Midoow (wix-dah) Noun
506. Unhurt Aan dhaawacneyn Adjective
507. Unexpectedly Si aanay lafileeynin Adverb
508. unlucky Nasiib- xun Adjective
509. Vet Baaris Verb
510. Victory Guul Noun
511. Viewpoint Aragtida qofka Noun
512. Volunteer Qofka iskaa wax-uqabso Noun
ku shaqeeya
513. Voter Cod-bixiye Noun
514. Violate Sharci-jebin ama Ballan Verb
burrin
515. Visitor Dalxiise( Booqde) Noun
516. VIP Very Impotent Person Abbreviation
517. Withdraw Kabixid meel sida ciidan Verb
meel kabaxaaya…
518. Withhold Kaheeyn ama Udiidid Verb
519. Weapons Hub Noun
520. Witness Marqaati( Goobjooge) Noun
521. Xenophobia (ZENOFOWBIYA)naceey Noun
b
522. Yell Qeylo am Qeylin Noun/ Verb
523. Yet Wali Adverb
524. Zealous Firfircoon( Xamaasad Adjective
leh)
525. Zeal Xamaasad Noun
526. Attacker Weeraryahan Noun
527. Arrogant madax adag( Qof aad u- Adjective
qallafsan)
528. Abuse Aflagaadeeyn…… Noun
529. Acknowledge Qirid ama Caddeyn Verb
530. Assistant Caawiye Noun
531. Assist Caawin( Kaalmeeyn) Verb
532. Assistance Kaalmo , Caawinaad Noun
ama musaacado
533. Adaptation Laqabsasho Noun
534. Allow U ogolaansho Verb
535. Allowance Ogo-laansho Noun
536. Attract Soo jiidasho( sida wax Verb
aadla dhacday) oo
quruxdiisa ku soo jiitey
537. Attractive Soo jiidasho leh Adective
538. Appear Muuqasho Verb
539. Apparent Cad ama muuqda Adjective
540. Appreciate Qadarin ama Qiimeeyn Verb
541. Abroad Dibadda( dalka Noun
dibadiisa)
542. Airport Eel-boorka Diyaaradaha Noun
543. Accountant Xisaabiye( Qof Noun
accounting-ka yaqaana
544. Application Codsi…. Noun
545. Applicant Codsade( Qofka wax Noun
codsanaaya)
546. Amnesty Cafis guud Noun
547. Admire at Ladhicid( waxa aad Verb
jeclaato)
548. Add Ku darid Verb
549. Accent Lahjad Noun
550. Accident Shil Noun
551. Acne Finan ( wajiga finanka Noun
nabraha kasoo baxa)
552. Afternoon Galab Noun
553. Aim Ujeedo…. Noun
554. advantageous
Faa’iido leh Adjective
555. Anticipate Rajeeyn( sugid wax dhici Verb
doona)…..
556. Adore Jeclaansho zaa’id Verb
ah(love)
557. Adorable Lajeclaankaro (Lovable) Adjective
558. Answerable laga jawaabi karo Adjective
559. Announcement Daah kaqaadid(ogeysiis) Noun
560. Ash Bambis( dambas) Noun
561. Aftereffect Wax-yeelo dambe Noun
562. agreement Heshiis Noun
563. Air force Ciidamda cirka Noun
564. Alliance Isbaheeysi Noun
565. All right Hagaag Adjective
566. Beachfront Xeebta-afkeeda ama Noun
horteeda
567. Bedroom Qol jiif loogu talagalay Noun
568. Breakfast Quraac Noun
569. Brief Kooban Noun
570. Blame Eedeeyn ama Verb
Cambaareyn
571. Befriend Lasaaxiibid( saaxiib Verb
kadhigasho)
572. Back up Taageerid Verb
573. Bring Keenid( keenis) Verb
574. Bother Dhibid( in qof-ladhibo) Verb
575. Bandit Burcad ama Mooryaan Noun
576. Bag Boorso Noun
577. Bad Xun Adjective
578. Beautify Qurux-badan Adjective
579. broadcast Baahin sida war Verb
labaahiyo(lafaafiyo)
580. Beloved Lajecel yahay( You’re Adjective
my beloved pal)
581. Boastful Faan-badan(Qof Adjective
faanaaye ah)
582. Base Saldhig ama Assaska Noun
hoose
583. bandage Faashad Noun
584. Baker Dube(qofka rootiga iwm Noun
Duba)
585. Banana Muuz( Moos) Noun
586. Beautify is-qurxin (They beautify Verb
their faces)
587. Country Waddan (gayi) Noun
588. Civilians Rayd( dadka ama Noun
Shacabka)
589. Celebrate Udabaal-degid Verb
590. Claim Sheegasho Verb
591. Confident Qofka sirta lagu qarsado Noun
592. Continent Qaarad( Africa is the Noun
second largest
Continent in the world)
593. Convince Kadhaadhicin(ku Verb
qancin)
594. Contact Laxiriirid ama Xiriir Verb/Noun
595. Coax Sasabasho( Qal-qaalin) Verb
596. Co-opt U doorasho ama Guddi Verb
kudarid
597. Consideration Tixgalin( Qadarin) Noun
598. Conduce Kusoo dabaalid( keenid) Verb
599. Convenient Ku-haboon Adjective
600. Contest Tartan( Loolan) Noun
Competition
601. Contagious Faafa( Contagious Adjective
Disease)Cudur faafa
602. Compel Kuqasbid Verb
603. Complicated Aad-u adag Adjective
604. Class Fasal ama Dabaqad Adjective
605. Causation Sabab Noun
606. Crazy Waalan (mad) Adjective
607. Crazy about Kuwaalan(qof wax ku Adjective
waalan sida Tahriib)he
is crazy about going
abroad
608. Couples Lamaane( lababo ruux) Noun
609. Congratulate U hambalyeeyn Verb
610. Congratulation Hambalyo Noun
611. Calm Degan xasilan( is dejin Adj/ Verb
ama is xasilin)
612. Creature Makhluuq ( Noole) ama Noun
Nafley
613. Certificate Shahaado Noun
614. Cheap Raqiis ah Adjective
615. Creep Gar-guurasho Verb
616. Curfew (kaar-fiyuu)Bandoow Noun
617. Comically Si shactaro leh Adverb
618. Commerce Ganacsi Noun
619. Complex Adag Adjective
620. Criminal Dambiile/Dambi Noun/adjectiv
laxiriira e
621. Crime Dambi( fal-dambi ah) Noun
622. Classify Kala soocid Verb
623. Companion Wehel ama saaxib Noun
624. Constant Joogto ah Adjective
625. Crucial Xasaasi ah( Ugu Adjective
muhiimsan)
626. Custom Caado( dabeecad) Noun
627. Comply Adeecid Noun
628. Course Kooras (Koorso)…. Noun
629. Confide Sir-kuqarsashaqo Verb
630. Countable Latirin karo (laxisaabin Adjective
karo)
631. Completely Gabi-ahaan(kulli) Adjective
632. Competition Tartan Noun
633. complicate Ad-keyn( wax dhib Adjective
badan oo aan lafahmi
Karin kadhigid)
634. Commit Ku kicid( sameeyn) Verb
635. Coast Xeeb Noun
636. Competitor Tartame Noun
637. Correspondent Wariye Noun
638. Cultivate Qodasho ama beerasho Verb
639. Culture Dhaqan Noun
640. Cosmos Koonka ( Dunida) Noun
641. Commonly Si-kooban Adverb
642. Cure Daaweyn Verb
643. Continue Sii wadid Verb
644. Dawn Waay( subax hore) Noun
645. Description Cadeeyn( sharaxaad) Noun
646. Demote Darajo ama Garaado Verb
kadhigid
647. Deserve u-qalmid( praising is Verb
what you deseve)
648. Destroyer Baabi’iye( Bur-buriye) Noun
649. Dance Cayaarid( Qoob- Noun
kacayaarid)
650. diarrhea Shuban( Fuuq-bax) Noun
651. destruction Bur-bur Noun
652. destroy Burburin( Who Verb
destroyed this house)
653. demand Dalab ama Noun/ Verb
Balbasho(codsasho)
654. disease Cudur Noun
655. despise Yasid( xaqirid) Verb
656. degrade Liidid( yasid) Verb
657. dangerous khatar ah ( Halis ah) Adjective
658. deed Camal( fal) Ver
659. Depend on Ku tiirsanaasho Verb
660. detest Kahasho( Aad u nicid) Verb
661. dislike Nicid Verb
662. disadvantage Faa’iido darro Noun
663. Date Taariikh Noun
664. divorcee Naagta lafure Noun
665. deceive Khiyaanid Verb
666. dissuade Kaga digid( kawaanin) Verb
667. disagree Ku khilaafid Verb
668. Disobedient Caasi ah(aan baarri Adjective
aheyn)
669. Deteriorate Kasii darid(sida xaalad Verb
kasiidarta)
670. Destine Loogu tala gale ( Noun
looqorsheeye)
671. Decide Go’aansaho Verb
672. Decision maker Go’aan sameeye Noun
673. disappointmen Niyad jab( Noun
t kaxumaansho)
674. Display Soo bandhigid Verb
675. Doable Lasameeyn karo( wax Adjective
lasameeyn karo)
676. Disable Curyaamin Verb
677. Desk Miis….. Noun
678. Determine Go’aansasho Verb
679. Dispatch Dhoofin( sida qof Verb
wadanka laga diro)
680. Development Horuumar( hormar) Noun
681. Deceitful Khiyaano badan Adjective
682. Disarm Hub kadhigis( Hub Verb
kaqaadid)
683. Establish Yag-leelid(Aasaasid) Verb
684. Establish Yag-leelid(Aasaasid) Verb
685. Erupt Qarxid( violence Verb
erupted in our country)
686. Establishment Asaas Noun
687. Escort Sagootin… Verb
688. Employ Shaqaaleeysiin Verb
689. Esteem Xushmayn ama Xushmo Noun/ Verb
690. Evacuate Qaxid( ka qaxid meel) Verb
691. Emerge Soo ifbidix( soo Verb
muuqasho)
692. Express Muujin…. Verb
693. endanger Halis-gelin( Khatar- Verb
gelin)
694. Evaluate Qiimeyn Verb
695. East Bari Noun
696. Existence Jiritaan Noun
697. Estimate Khiyaasid Verb
698. estimation Khiyaas Noun
699. encourage Dhiiro gelin( Qiiro gelin) Verb
700. encouragemen Dhiiro gelin Noun
t
701. Experiment Tijaabo( Taj-rubo) Noun
702. Enjoy Raaxeeysi Verb
703. Enrollment Diiwaan-gelin Noun
704. Excuse U cudur-daarid( in cudur Verb
daar labixiyo)
705. Falsify Beeneeyn Verb
706. Female Dhedig Noun
707. Frustration Dhibaato( Caqabad)….. Noun
708. Foresighted Indheer-garad ah( fiiro Adjective
dheer leh)
709. Farm Beer Noun
710. Farmer Beeraleey ah Noun
711. Fluctuate Liic-liicaaya( isbed- Verb
bedelid)
712. Flame Olol ,Holac ama Ololid Noun/ Verb
713. Flow Qul-qulid Verb
714. Future Mustaqbal Noun
715. Fact Xaqiiq(dhab) Noun
716. Famous Caan ah( Feymas) Adjective
717. Fruit Miro ama Natiijo Noun
718. Fornication Zino Noun
719. Foretell Saadaalin Verb
720. Fast Dhaqso( deg-deg)… Adjective
721. Fully Si buuxda( si Adverb
dhameystiran)
722. Favor Axsaan (ixsaanl)( Do me Noun
a favor)
723. Fluency Fasiix ah Adjective
724. Fictitious Been ah ( Khiyaali ah) Adjective
aan run aheyn
725. Foundation Asaaska… Noun
726. Fortunately Nasiib wanaag Adverb
727. Fiancée Inanta Doonan( Noun
Alkuman)
728. Fibber Beenaale( qof-faan Adjective
badan)
729. Fever Qandho(Xummad) Noun
730. Friendly Saaxiibtinimo leh Adjective
731. Funeral Janaaso(Aaska qof- Noun
dhintey)
732. Genocide Xasuuq Noun
733. Graduation Qalin-jebin( ama xaflad Noun
qalin-jebin)
734. Grade Heer ama Darajo Noun
735. generation Jiil ama Fac Noun
736. Gentleman Mudane( nin Akhyaar Noun
ah)
737. Glorify Weynayn( Muunadayn) Verb
738. Homeland Waddan (country) Noun
739. Homicide Dad-dilis (xasuuqid) Noun
740. Hospital Isbitaal Noun
741. Hope Rajo ama Rajeyn( Noun/ Verb
Expectation)
742. Humiliate Liiditaan( sharaf ridid) Verb
743. Hunger Gaajo ama Baahi Noun
744. Humbler Aan kibir badneyn(Qof Adjective
maskiin ah)
745. Hesitate Kalabo-labeyn Verb
746. Honeymoon Todobo-bax(ayaa maha Noun
hore ee aqal galka)
747. Headrest Barkin Noun
748. Hostage Laheeyste(Qof lasoo Noun
afduubtay)
749. Hopeless Rajo-laheyn( he is Adjective
hopeless boy)
750. Homeless Guri aanlaheeyn Adjective
751. Heartless Naxriis daran(Xaasid) Adjective
752. Hospitality Marti-gelin(soo Noun
dhaweyn)
753. Horrify Arga-gixin( Naxdin- Verb
gelin)
754. Important Muhiim ah Adjective
755. Insult Caay(Aflagaadeeyn) Noun/Verb
756. Inaugurate Caleemo saarid( Verb
Doorasho)
757. inconvenience Carqaladeyn(dhibaatey Noun
n)
758. international Caalami ah Adjective
759. Indicate Muujin Verb
760. Intellectuals Aqoon yahano Noun
761. Inflation Sicirbarar Noun
762. Indirect Si-aan toos aheeyn Adjective
763. In Gudaha Preposition
764. Indiscriminatel Si aan kalasooc-laheyn Adverb
y
765. Invite Marti-qaadid Verb
766. Implement Hir-gelin(Dhaqan-gelin) Verb
767. Infant Dhallaan(ilmo ama Noun
canug)
768. Jealous Maseersan(Hinaas-san) adjective
769. Jailed Xabsiga ladhigey(he was Adjective
jailed yesterday)
770. Join Ku xerid ama Kubiirid Verb
kamid noqosho
771. Justification Mar-marsiyo Noun
772. Jump Boodid Verb
773. Jobless Baagamuundo ah( Adjective
shaqo la)
774. Journalism Saxaafad Noun
775. journalist Suxufi(wariye) Noun
776. Joyless Aan farxad lahayn Adjective
777. Kid Canug (ilmo) Noun
778. Kidnap Afduubasho Verb
779. Knowledge Aqoon Noun
780. Laugh at Ku qoslid(Don’t laugh at Verb
me)
781. Lunch Qado Noun
782. Ladder Jaran-jaro( mida Noun
baalaha lagu fuulo)
783. Lastly Ogu dambeyntii Adverb
784. Laugh Qoslid( ama Qosol) Verb/noun
785. Laughter Qosol Noun
786. Label Summad ama Noun
calaamad….
787. Lawyer Garyaqaan( Qareen) Noun
788. Lunatic Waalan(mad) Adjective
aanfiyoobeyn
789. Late time Xilli dambe Noun
790. Laundry Doobi(meesha-dharka Noun
lagu dhaqo)
791. Massacre Xasuuqid( dad badan Verb
dilid)
792. mat Salli ama Derin Noun
793. Mineral Macdan Noun
794. management Maamul Noun
795. Manage Maamulid Verb
796. Mislead Marin habaabin Verb
797. misunderstand Si qalad u fahmid Verb
798. misheard Si xun ama qalad ah u Verb
maqlid
799. Mistake Khalad sameyn ama Verb
Khaladka
800. Mix Isku-qasid Verb
801. manufacture Waxsoo saarid(sida Verb
warshadeyn)
802. Multi-cultural Dhaqan badan leh( Sida Adjective
wadan dhaqamo badan
leh )
803. manmade Bani-aadam sameeyay Adjective
804. Merchant Ganacsade Noun
805. Marvel Layaabid Verb
806. Moon Dayaxa( Bisha) Noun
807. Mission Hoowl ( Shaqo)… Noun
808. Meet Kulan kulmis Verb
809. Molest Faro-xumeyn(kufsi ) Verb
810. Midwife Umuliso Noun
811. Merciful Naxariis leh ama Adjective
naxariis badan
812. Merciless Arxan aan laheeyn( Adjective
Xaasid ah)
813. Mercenary Calooshiis ushaqeyste Noun
814. Memorize Xifdin Verb
815. Massive Aad-uweyn Adjective
816. Monarch Boqor Noun
817. Military Militari ciidan xoog- Noun
badan
818. Memorial Xasuuseed Adjective
819. MP Member of Parliament Noun
820. Middle east Bariga dhexe Noun
821. Naughty Dhego adag( madax Adjective
adag )
822. Neglect Dayacid( Katagid) Verb
823. Narrate Kasoo warin( Kasoo Verb
qaadid war)
824. New Cusub(cuseeb) ah Adjective
825. Narrow Cariir ah Adjective
826. Nail Ciddi( Cijo)… Noun
827. Naked Aan asturneyn( Adjective
Qaawan)
828. Needful Aad loogu baahan yahay Adjective
829. Non-stop Aan kala joogsi ama Adjective
hakad laheyn
830. Noon Duhur(xilliga duhurkii) Noun
831. Negotiation Waan-waan(wadahadal) Noun
832. Negation Diidid(Inkiraad) Noun
833. Open-ended Aan-dhammaad laheyn) Adjective
834. Officials Saraakiil( madaxda) Noun
835. Obstacle Caqabad(dhib) Noun
836. Oppress Dulmin Verb
837. opportunities Fur-sado Noun
838. Opportunists Daneeyste ah( Selfish) Noun
839. Order Amar ama Amrid Verb
840. Obey Adeecid( Raacid) Verb
841. Orientate Wacyi-gelin Verb
842. Organization Urur Noun
843. Over thrown Talo katuurid( si xoog Verb
ah)
844. Owner Milkiile ( Qof wax leh) Noun
845. Obtain Helid(gaarid) Verb
846. Offender Dambiile Noun
847. Omit Katagid Verb
848. Powerful Xoog-badan Adjective
849. Prolong Ku dheeraasho( sida Verb
hadal)
850. Pullets Xabado( rasaas) Noun
851. Position Boos( Meel) Noun
852. Preservation Ilaalin( dhoowrid) Noun
853. Press Shir-saxaafadeed Noun
conference
854. Province Gobol(region) Noun
855. Prestige Sharaf( heybad) Noun
856. Permit Fasaxid Verb
857. Permission Fasax Noun
858. Prosperous Barwaaqeysan Adjective
859. Plan Qorsheeyn ama Qorshe Verb/noun
860. Prepare Diyaarin Verb
861. Persuade Ka dhaadhicin Verb
862. Pressman Wariye(suxufi) Noun
863. Publish Daabicid Verb
864. Parents Waalidiin Noun
865. Pretend Iska dhig-dhigid Verb
866. Provoke Daan-daansi( Verb
Gardareysasho)
867. Prohibit Mam-nuucid Verb
868. Prefer Door-bidid Verb
869. Pronounce Ku-dhawaaqid Verb
870. Pregnancy Uur Noun
871. Pregnant Uur-leh Adjective
872. Progress Horumar Noun
873. Punish Ciqaabid Verb
874. Punishment Ciqaab Noun
875. Poverty Faqri Noun
876. Peg Tabakaan(ama biinka Noun
dhar) lagu warto
877. Play truant Ugambin( sida iskuul Verb
iwm)
878. Pal Saaxiib Noun
879. Poor Faqiir ah Adjective
880. Physically Jir ahaan( jismi ahaan) Adverb
881. Popular Caan ah Adjective
882. Problem Dhibaato Noun
883. Poison Sun Noun
884. Play Cayaarid( ama Verb/noun
Ruwaayad)
885. Path Wado (jid) Noun
886. Please Fadlan(bilixsaanak)/Ka Intr/ Verb
farxin
887. Pleasure Farxad Noun
888. Peed Tuugid(aad ubaryid) Verb
889. Query Su’aal ama Su’aalid Noun/ Verb
890. Quality Tayo Noun
891. quarrelsome Murun-badan ( Noun
Doodaaye)
892. Quantify Tiro-koobid Verb
893. Quickly Si dhaqsi ah Adverb
894. Responsibility Masuuliyad Noun
895. Residents Daganayaal( Noun
inhabitants)
896. Region Gobol Noun
897. Refuse Diidid Verb
898. Reduce Dhimid ama yareyn Verb
899. Representative Wakiil( U qaabilsane) Noun
900. Rights Xuquuq Noun
901. Right Sax ah Noun
902. Right Midigta Noun
903. Refugee Qaxooti Noun
904. Reproduce Dib-usoosaarid Verb
905. Relatives Qaraabo… Noun
906. Road Wado Noun
907. Respect Xishmad(ama Noun/ Verb
xushmeyn)
908. Rope Xarig… Noun
909. Rename Mar-kale magacaabid Verb
910. Retake Dib-uqabsasho Verb
911. Regain Dib-uhelid Verb
912. Regime Nidaam dowladeed Noun
913. Recreate Dib-udhisid( dib-u Verb
abuurid)
914. Remember Xasuusasho Verb
915. Recognizable La’aqoonsan karo( Adjective
lagaran karo)
916. Rape Kufsasho( ama kufsi) Verb
917. Ripe Biseel ah( sida miraha Verb
bislaade)
918. Rob Dhicid sida bangi Verb
ladhaco
919. Recommendati Talo ama soojeedin Noun
on
920. Referendum Afti(cod) Noun
921. Reason Sabab Noun
922. Reasonable Macquul ah Adjective
923. Regard Tix-galin(qadarin) Verb
924. Rough Aan sineyn( jajabsan) Adjective
RAF
925. RISK KHATAR halis Noun
926. Rejoice Farxad gelin Verb
927. Rely on Isu-haleyn( Whom are Verb
you relying on?)
928. Restore Soo celin Verb
929. Resume Dib-ubilaawid Verb
930. Relinquish Katanaazulid Verb
931. Regularly Sijoogto ah Adverb
932. Rest Nasiino… Noun
933. Rescue Samatabixin (bad- Verb
baadin)
934. Rescue Hool-samatabixin Noun
operation
935. Redouble Labo-laabid Verb
936. Reputation Sumcad Noun
937. Republic Jamhuuriyad Noun
938. Suicide Is-miidaamin Verb
939. Speech Hadal Noun
940. Self-educated Iskii-wax ubartey(qof Adjective
wax is baray )
941. School Iskool Noun
942. Sink Quusid(in biyo hoos Verb
loogalo)
943. Scold Canaanasho Verb
944. Stabilize Xasileeyn(dejin) Verb
945. Stability Deganaan(xasilooni) Noun
946. Surprise Layaabid(ama layaab) Verb /Noun
947. Sustain Biilid(in qof labiilo Verb
lacago lasiiyo)
948. Suspend Soo laad-laadin Verb
(meel ka laad-laadin)
949. Suspect Kashakin Verb
950. Superior Kasareeya(ka garaad Adjective
sareeya)
951. Summarize Soo koobid( Verb
Khulaaseeyn)
952. Senior Ka weyn( martabo Adjective
sareeya)
953. Slave Adoon Noun
954. Slang Hadal suuqeed(ceey) Noun
955. Split Kala-qeybin ( kala- Verb
bixid)…..
956. Spokesman Af-hayeen(qof af- Noun
hayeen ah)
957. Speeding Xawaareey naaya adjective
958. Snatch Dafid(A thief snatched Verb
my handbag)
959. SPY Jaajuus Noun
960. Strain Isku-taxalujin(ku- Verb
dadaalid)……
961. Strength Xoog (awood) Noun
962. Swift Dhaqsi ah(quickly) Adjective
963. Sweep Xaaqid Verb
964. Sweeper Xaaqe ama xaaqinka Noun
965. Stronghold Dhufeeys Noun
966. Smartphone Telfoonka-xaragada Noun
(iphone, Samung
iwm….)
967. Smart Xarakeyn Verb
968. Swallow Leqid(dhunjin) Verb
969. Slender Caato ah( xayeesi ah) Noun
970. Slain Qoor-goyn(dilid) Verb
971. Shorten Gaabin(yareeyn) Verb
972. shortsighted Maan-gaab(Caqli-yar) Adjective
973. Suffer kasheegasho( ka Verb
cabaadid)
974. Selfish Daneeyste ah Adjective
975. Slowly Si aayar ah( si hoos ah) Adverb
976. Sagacious Caaqil ah( maskax Adjective
fiican)
977. Sadness Murugo Noun
978. Support Taageerid Verb
979. Share Wadaagid(wax- Verb
wadaag)
980. Shakable La-luli karo ladhaqaajin adjective
karo
981. Shave Xiirid( sida timaha Verb
garka)…
982. Sharp Af-leh(xiirmo ah) (I have Adjective
a sharp knife)
983. Stage Marxalad( xaalad).. Noun
984. Shortage Yari ama yaraansho ( Noun
water shortage)
985. Satisfy Qancin Verb
986. Skilled Xirfad leh Adjective
987. Skillful Xirfad-yaqaan Adjective
988. Sky Cirka( samo) Noun
989. Sure Hubid(Are you sure ?) Adjective
990. Secret Sir Noun
991. Success Guul Noun
992. Suck Nuugid( dhuuqid) Verb
993. Sack Juuni (jawaan) Noun
994. Succeed guuleeysasho Verb
995. Surround Hareereyn(u wareejin) Verb
996. Shelling Duqeeyn Verb
997. Sweat Dhidid ama dhididid Noun/ Verb
998. Save Bad-baadin Verb
999. Safety Amni Noun
1000. Security Ammaan Noun

You might also like