You are on page 1of 1

Heshiiska Maal-Galinta Muraabaxada

(U Gaar ah Ganacsatada)

Heshiiska Maal-Galinta Muraabaxadan waxa lagu heshiiyey taariikhda 02/12/2014,
iyadoo si cad oo sharciyada (Shareecada Islaamka) waafaqsana ay ugu Heshiiyeen
Dhinancyada kala ah:
Abdi Muhumad (loo Tixgalinayo Iibsade)
&
Macruuf Micro-Finance Institution (loo Tixgalinayo Iibiye)
Waxaanay isku raaceen una tixgalinayaan qodobada heshiiskani (1-20) in ay yihiin
qodobada rasmiga ah ee ay ku heshiiyeen labadan dhinac. Sidoo kale waxay isla qaateen
in wixii ka horyimaada shareecada Islaamka ee ka tirsan qodobada heshiiskani uu burrayo
ayna kala tashan doonaan hagaajinta qodobkaasi/qodobadaasi cid aqoon buuxda u leh
shareecada Islaamka labadooduna isla gartaan.

Qodobada Lagu Heshiiyey:
1. Ujeedada & Tilmaamaha Heshiiska
2. Tafaasiisha Alaabta
3. Goobta & Xaalada Wareejinta Alaabta
4. Waajibaadka Iibiyaha
5. Waajibaadka Iibsadaha
6. Habka Lacag Bixinta
7. Xuquuqda Khayaarka

You might also like